Trump oo fasaxay in Hub balaayiin Dollar jooga laga iibiyo Sacuudiga iyo Sababta keentay

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa fasaxay in hub casri ah oo balaayiin dollar jooga laga iibiyo boqortooyada Sacuudiga, xili ay tilaabadan hubka looga iibinayo Sacuudiga kasoo horjeedaan Xildhibaanada Mareykanka. Trump ayaa adeegsaday sharci gaar ah oo heer federaal ah si Sacuudiga loogu ogolaado in laga iibiyo hub lagu qiimeeyay 8-bilyan oo Dollar, waxa uuna … Continue reading Trump oo fasaxay in Hub balaayiin Dollar jooga laga iibiyo Sacuudiga iyo Sababta keentay